• advertisement_alt

Activity Stream

Activity Stream

  1. Ismail Abukar Osman added Ciwaanka Su'aasha in Public Health   

    cafimaadka dalka somalia
    waxaan rabaa majirtaa wax baaritaan ah oo laga sameyay dhibaata cafimaad dhara ee dalka ka jirta iyo sida wax looga qaban kara
    • 1 reply
    • 383 views
  2. Aflixi Bar ama Baro added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Tilaabooyin aad ku xalin karto marki uu problem kaa qabsado .Net Framework 4

    Hadii uu problem-ka error code-kaan wato uu ku qabsado " .Net Framework 4 (HRESULT 0xc8000222) "
     
    Tilaabooyinkaan raac:
    1.Click Start > waxaad soo kiciisaa Run.
    kadib cmd ku qor Enter riix
    2. Shaashada kuu soo bexeyso waxaad ku qortaa commend-gaan
    net stop WuAuServ

    3. Click Start > waxaad soo kiciisaa Run 
    waxaad ku qortaa %windir% kadib Enter riix
    Waxaa kuu soo bixi doono folders tiro badan, waxaad ka raadisaa folder-kaan SoftwareDistribution kadib rename dheh magacaan ku qor oldfolder.
    4. Click Start > waxaad soo kiciisaa Run.
    kadib cmd ku qor Enter riix
    Shaashada kuu soo bexeyso waxaad ku qortaa commend-gaan
    net start WuAuServ
     
    Hada marka dib u soo bilaaw installation-ka .net framwork ee problem-ka kaa heystay
    • 3 replies
    • 654 views
  3. Aflixi Bar ama Baro added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Pro Evolution soccer 2016 is already playing
    Pro Evolution soccer 2016 is already playing
    Right Click on the taskbar and choose task managerThe proccesses windows will appear search "Pro Evolution soccer 2017" Click on Pro Evolution soccer 2016 and click end taskthat will solve your problem
    please share the love
    • 0 replies
    • 291 views
  4. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic english   

    cabdiasiis idiris amin
    Link-gaan ka akhriso jawaabta su'aashada click sii halkaan ==> http://www.aflixi.com/topic/635-sidee-luqada-inglish-ka-ugu-hadli-karaa/
      
  5. abdi samad osman added Ciwaanka Su'aasha in Sharia and Law   

    qaabka loo xalinkaro xilaafadka dhulka dhaqan ahaan
    Waxaan ubaahnahay in aan wax ka ogaado xalinta xilaafadka dhulka dhaqan ahaan maadaamoon buug qorayo kusaabsan xalinta khilaafadka dhulka ee dhaqan ahaan lagu xaliyo
    • 0 replies
    • 213 views
  6. cabdiasiis idiris amin added Ciwaanka Su'aasha in Public Health   

    computre it
    Compture science in aan barto  fadlan iyo englishka labadaba fadlan isoo jawab
     
     
     
    • 0 replies
    • 241 views
  7. cabdiasiis idiris amin added Ciwaanka Su'aasha in Public Health   

    english
    Luqadas ayan raba in aan barto inglishka
     
    • 1 reply
    • 342 views
  8. Aflixi Bar ama Baro added Ciwaanka Su'aasha in Maqaalo   

    Qaababka ugu fudud ee aad hankaada sare ugu qaadi karto

    Inaad naftaada howl galiso
    Qofka waxaa looga baahanyahay in uu juhdi badan ku bixiyo si uu uga gun gaari lahaa waxaa uu hiigsanaayo isla markaana uusan naftiisa 
    waxba ka reeban.
    Inaad garato awooda aad leedahay
    Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu asiga isyiraahdo maya heerkaan wali ma aadan gaarin ka joog iyadoo ay dadka la dhacsanyihiin ama 
    ay layaabanyihiin heerka aad gaarsiisantahay, mar walbo 

    Akhrinta Qisooyinka
    Qofka mar walbo uu wax akhriyo mar walbo uu caqligiisa koro, khaasatan qisooyinka waxaa kaaga baxaya qof hebel sidee ayuu ku gaaray 
    heerkaas marka aad akhriso dhibta ay soo mareen waxaa kuu fududaaneyso inaad fahanto waxa ku heysta heerka ay gaarsiisanyihiin isla 
    markaana aadan kaligaa rafaadka soo marin.
    Inaad la saaxiibto qof hamigiisa sareeyo.
    Dadka hamigooda sareeyo oo aad la saaxiibto waxey ka dhigantahay in ay sameeyn kugu yeelan karaan oo dhan walbo, hadii aad qof 
    hamigiisa hooseeyo la saaxiibto adna sida qofkaas oo kale ayaad hoos ula dageeysaa.
    • 1 reply
    • 1,837 views
  9. Abdi Salam Hassan Abdi added Ciwaanka Su'aasha in Physics   

    What is physics?
    What is physics 
    • 0 replies
    • 423 views
  10. mohas abdalla added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    voip
    ado mahadsan waxad ii fahfahisaa ereyga voip
    • 0 replies
    • 258 views
  11. mohas abdalla added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    voip
    ado mahadsan waxad ii fahfahisaa ereyga voip
    • 0 replies
    • 198 views
  12. mohas abdalla added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    voip
    ado mahadsan waxad ii fahfahisaa ereyga voip
    • 0 replies
    • 231 views
  13. maxamed abdikariin maxamed added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    software installation
    Waa maxay software installation good response 
    • 1 reply
    • 320 views
  14. Hasan daahir added a post in a topic Human resource management   

    Laba suaalood iyo jawaaba hooda ayaan rabaa wll
  15. Aisha Ahmed added a post in a topic 7 qaab oo aad ku dhiiri galin karto qofka   

    Masha ALLAH waa talo siin aad u wanaagsan waa mahadsantihiin bahda aflixi.com
  16. Husein hassan abdikadir added a post in a topic Waa maxay nutrition?   

     
  17. Husein hassan abdikadir added Ciwaanka Su'aasha in Nutrition   

    Waa maxay nutrition?
    Waa maxay nutrition?
    • 1 reply
    • 1,376 views
  18. Macalindirir added a post in a topic Su,aal Access 2007 Ah   

    Macalin ahmed dirir  waa maclin computer programmer oo shabakada aflax computer leh waa kaa cawin karaa booqo aflaxcomputer.com sidaa xogtiisa ogaatid
  19. Macalindirir added a post in a topic ganacsiga amaazon fba   

    Walaal somalia/somaliland kuma jirto listka wadama oo seller noqon kara
     
  20. Macalindirir added a post in a topic Sideen,kunoqon karaa programmer   

    Runtii adiga baa isbarikara Programming laakin degree waad soo wadan kartaa 
    computer science, Software engineering, electronics engineering, computer enginnering 
    Maadooyinkaas oo dhan way ku barayaan
    Online  waad ka digan kartaa , booqo Aflaxcomputer.com 
    waxay digaan  java , c++ , photoshop, HTML & CSS
    Waxa kasta adiga hadaf kaaga iyo dadaal iyo samir bay ku xidhan tahay. 
  21. cabdixafiid maxamad diyaar added a post in a topic waa maxay veterinary faaidada uu leeyhay   

    waxa lagu garankara xumad badan iyo qufc iyo calamad kae
  22. maxamadzaki added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    cagaha qofka oo shaqaynwaaya
    wxn doonaya inad ii sheegto cudurka ku dhaca lafaha lugaha oo qofku ka kici kari waayo dareenka luguhuna is tago
    • 0 replies
    • 226 views
  23. acayto added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    ganacsiga amaazon fba
    SIDEEN AMAZON FBA QEYBA SELLARKA WAX UGU GADI KARAA?
    WAXAAN UBAHNAA IN LAYGA JAWAABO SU AALAHAN OO AH
    1: SIDEEN AMAZON WAX UGU GADI KARAA ANIGA OO HARGEYSA JOOGA
     
    • 1 reply
    • 438 views
  24. Alia Bhatt added Ciwaanka Su'aasha in Maqaalo   

    Waaa sidee loo barta cilmi nafsiga
    Waxaan rabaa barshada cilmi nafsiga iyo ku hadalka luuqada engilsh 
    • 0 replies
    • 800 views
  25. Yaasiin Cabdi cumar added Ciwaanka Su'aasha in Civil engineering   

    Civil engineering
    Asc wll waxaan rabaa inaad iga caawisaan civil ingineeeing oo aaad tusaale buuxda iga siisaan jwb
    • 1 reply
    • 519 views
  • advertisement_alt