• advertisement_alt

Activity Stream

Activity Stream

  1. Cabdiqani daad added Ciwaanka Su'aasha in Public Health   

    New .
    Waxan raba inan somali igo  sisan  cashirada
    • 0 replies
    • 484 views
  2. Cabdiqani daad added Ciwaanka Su'aasha in Nursing   

    New .
    Waxan ahye ardayda cusub  hadana koso biry marka icawiya oo cafimka raba ino barto
    • 0 replies
    • 333 views
  3. Cabdiqani daad added Ciwaanka Su'aasha in Nursing   

    New .
    Waxan ahye ardayda cusub  hadana koso biry marka icawiya oo cafimka raba ino barto
    • 0 replies
    • 278 views
  4. Isxaaq isxaaq added Ciwaanka Su'aasha in Education and Social Science   

    Su'aal cilmiyeed
    Waa maxay cilmi ?
    Sheeg faaidooyinka cilmiga?
     
    • 0 replies
    • 354 views
  5. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic IR   

    An International Relations degree can lead to employment in the civil service or a career as an analyst or policy advisor for the numerous organisations that require IR expertise. ... Graduates in International Relations may also want to use their expertise to build a career in business, journalism, politics or activism
  6. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Cinwaan
    Asc dhamaan aflixi.com  intaa kadib waxaan rabaa in aan idin weydii su aasheeyda taas oo ah   " Sideen ku dooran cinwaan buuga "  ama u raadin karaa doorashooyin cinwaan buug hadaan rabo in aan diyaarsado buug siden ku xulan karaa  step yo nuucee ah ayaan umari karaa ?
    mahadsanidiin aflix.com
     
    • 0 replies
    • 297 views
  7. CABDILADHIIF MOHAMED added Ciwaanka Su'aasha in Public Administration & International Relationship   

    IR
    Why study IR and its important?
    • 1 reply
    • 430 views
  8. ASAD AHMAD added a post in a topic Qaababka ugu fudud ee aad hankaada sare ugu qaadi karto   

    manchallah waa hadal iyo waano qiimo iyo qaayo ilaahy ha kaa abaal mariyo /wllo
  9. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Drive C   

    Computer oo dhan waa hadii aysan data ku jirin, kadib aad kala qeybiso.
     
    iskana fiiri ha iska khaldin
  10. yuusuf carab added a post in a topic Drive C   

    keen farmat gareeyaa ustd ?
     
  11. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Drive C   

    Partition hadii mar la create gareeyo oo uu shaqeynaayo extend lama dhihi karo, waxaa extend la dhihi karaa kaliya marka aad shirnk ku sameyso oo aad qeybso inta aadan create new volume dhihin.
    xalka wuxuu noqonayaa inaad format ku sameyso, hadii ay data muhiim kugu jirin.
  12. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Drive C
    Asc ww Dhamaan aflixi.com  horta aad baan idiinku mahad ciliniyaa  alla kasoo koow intaa kadib su'aasheeydu waxeey tahay 
    waxaan kala qeybiyey Drive C oo waxan u qeybiyey 3 ayaa uqeybiyey marka waxaan damcay in aan ku ciliyo hal date  drive ki C  in ku xiliyo balse nsii daro wan ku cilin waayey si aad  ku arki kartaan sawirka xitaa hadaan darive dagay oo aan damcay in aan dhaho Extand Vlue waxaa saa ran daciif oo maba soo qabnaayo marka xal keena maxaan ku sameeyn karaa 
    waadna mahadsan tiheen dhamaan aflixi.com
     

    • 3 replies
    • 478 views
  13. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Kusaab san IT   

    Wcs,
     
    Online Free Course hadii aad google ku qorto war bixino badan ayaad arkaysaa, Aflixi kaliya waa in ardayga laga caawiyo wixi ku adkaado ee cashirada kala duwan.
     
    Software aamin ah waxaad ka heli kartaa filehippo waa website softwares-ka laga soo dagsado.
  14. yuusuf carab added a post in a topic Kusaab san IT   

    Asc  haa  ustd waan kalabaxay fikir aad baaadna u mahadsan tahay  
    waxaan  ku weydiiyey Online free oo lagu baranayo maadooyin miyaad  inoo haysaaan ? mida kale ustd software new ah ayaan ubaahnaa iyo shaqooyinka aay qabtaan marka xageen kaheli karaa ustd software la isku haleeyn karo in kasto kuwa qaar ah aay virus wataan marka sidee ku lahaa  
    aad baad umahdsan tihin bahda ama webka aflixi.com
  15. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Kusaab san IT   

    Wcs Waraxma,
    aad ayaan kaaga mahadcelineynaa sida wanaagsan ee aad uga qeyb qaadaneyso Aflixi.
     
    IT marka la dhoho wey baaxad weyntahay, waa sida aad sheegtay, qofka meesha uu ku fiicanyahay wuxuu ku ogaan karaa kaliya inaad courses online oo free ah aad qaadato kadib aad fiiriso qeybta aad ku fiicanatahay tusaale inaad online Web design, Software development, graphics, networking iwm inaad tijaabiso oo aad baarto, qeybti markaas aad waqti badan galineyso oo aad wax badan ka diyaarineyso ayaa qeybtaada ah.
     
    Waxaan rajeynaa inaad fikir aad u wanaagsan kala dhax baxday hadalkeyga.
  16. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Kusaab san IT
    Asc ww Dhamaan aflixi.com  horta aad baan idiinku mahad ciliniyaa  alla kasoo koow intaa kadib su'aasheeydu waxeey tahay 
    Waxaan ahay arday baranaayo IT  marka  maxaa igu fiican IT ama computer sceince ah oo aan xoogaa saraa madaamo IT loo kala bixinaayo sida network ,program , webdesigned iyo kuwa kale isla ku waana shaqadooda maxey tahay ?
    Jawaab webkaan aad baan igu baahnaa waqtiguu naga xirmay ilaahatan waan soo booqonaayey in dib uu usoo laabtay iyo in  kale maanta aan aad baan igu farxay 
     
    • 4 replies
    • 601 views
  17. yuusuf carab added a post in a topic Tilaabooyin aad ku xalin karto marki uu problem kaa qabsado .Net Framework 4   

    masha allah masha allah  runti aniga waan ku tixnaa  wiliba markuu iga jogsaday waan u darsaday in badan marka aad baan ugu farax sanahay in webka dib nooga soo laabta 
    macalin aad uwangsan baa tahay ilaah ajar hakaa siiyo dadaalkada mida kale xaga facebook maku soo laabateen magaca
     
  18. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Tilaabooyin aad ku xalin karto marki uu problem kaa qabsado .Net Framework 4   

    Wcs waraxma,
    Haa dib ayaan u bilaawnay cilad farsamo awgeed laakin hada waa la xaliyay waana uu shaqeynayaa.
     
    Ka qeyb qaadasho wanaagsan sidi aad awal ugu tixneed si ka balaaran ugu tixnaaw wixi aad u baahato ee su'aal ama cilmi kale soo gudbi, insha allah.
  19. yuusuf carab added a post in a topic Tilaabooyin aad ku xalin karto marki uu problem kaa qabsado .Net Framework 4   

    Asc  webkaan dib miyaa loo bilaaway marbuu naga joogsaday jawaabaha su aalaha ?
  20. Aflixi Bar ama Baro added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Qaabka ugu fudud ee aad muuqaal kala soo dagi karto Youtube
    Qaabka ugu fudud ee muuqaal kala soo dagi karto Youtube
    1. Marka Google Chrome, Firefox ama baidu browser soo kici
    2. Markaa soo kiciso kadib waxaad gashaa video-ga aad rabto inaad soo dajisato tusaale https://www.youtube.com/watch?v=guIVY-qDNGk

    3. https://www waxaad ku badashaa ss

    4. marka link-ga cusub wuxuu noqonaa ssyoutube.com/watch?v=guIVY-qDNGk    kadib enter dheh
    5. waxaad ka doorataa cabirka aad rabto tusaale mp4 (720)
    6. Ugu dambeyn download riix

    • 0 replies
    • 847 views
  21. Khadar Adam Abdi added a post in a topic sidee baan ku baran karaa html   

    Sidee ugu fudud oo lagu baran karaa Htmlka bilaa macalinse maku baran karaa?
    mahadsanidiin.
  22. Ali Ahmed hersi added a post in a topic Su'aalo iyo Jawaabo   

    Masha Allah caawa ayaan kusoo biiray aflixi wax badan ayaan ka fa'iiday cawaa tariikhda ay ku beegantahay 14/11/2017
  23. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Waa Maxay Application gateway   


    Erayga 'Gateway' micno ahaan wuu micno badanyahay:
    Marka la joogo isgaarsiinta gateway waxaa la dhahaa barta ay isu kala gooshaan laba network oo kala duwan waana barta uu network walbo network kale uga xirmo.
    Gateway wuxuu ka koobnaan karaa laba mid :  qalab kaasoo aad taaban karto aadna arko karto ama protocol kaasoo aadan arki karin laakin qaabka uu u shaqeyo aad dareemi karto, protocol qalab la'aantiis ma shaqeyn karo.

    Waxaan rajeynaa micnaha Gateway inaad fahantay.
  24. salad abdi jadhax added a post in a topic Waa Maxay Application gateway   

    waa maxay gateway ?
  25. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic cafimaadka dalka somalia   

    Ismail halkaan waxaan ku soo gudbin kartaa wixi aqoon ah oo aad bulshada la wadaageyso qodobka aad kor ku xustay boggan Aflixi laguma daabici, hadii aad xog ka heyso kusoo daabac.
     
    Mahadsanid
  • advertisement_alt