Activity Stream

Activity Stream

  1. Kunil added Ciwaanka Su'aasha in Maqaalo   

    Kunilabdulahi
    Cashara ugu fudud english ah 
    • 0 replies
    • 4 views
  2. Kunil added Ciwaanka Su'aasha in Maqaalo   

    Kunilabdulahi
    Cashara ugu fudud english ah 
    • 0 replies
    • 2 views
  3. Kunil added Ciwaanka Su'aasha in Maqaalo   

    Kunilabdulahi
    Casharo sida ugu fudud englishka lagu barto ayan rabaa
    • 0 replies
    • 15 views
  4. Ibrahim Hussein Mohamed added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Su,aal Access 2007 Ah
    waxaan rabaa cid alaale oo iga caawin karta casharo Access 2007 ooo complete ah ha isoo share gareyso oo waliba somali ah 
    • 0 replies
    • 7 views
  5. Abdrhman Abdalla Trpla added a post in a topic Sida loo hagaajiyo Flashka aan shaqeyneynin ama shortcut leh   

    Command Prompt aya laga so gaabiyay waa shaadshad madoow oo qabato hoolaha la xiriira hard driveska
    iyo ramka sdoo kale waxa lagu cilad bixiyaa dhaman ciladaha computerka so wajaho
  6. robert added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    mobile
    asc wllo waxaan rabaa inaan kuwaydiyo suaal suaashan ookusaabsan mobilekayga oo galaxy s3 ah ayaa waxaa ka baxay programkii markaas sidaan ugu shuban karaa programka ama aan uso download graynkaa mahad sanid wllh
    • 0 replies
    • 15 views
  7. Yaxye xuseen cumar added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Name
    Asc aflixi waxaan leyahay fecbook waxaa igu qoran yaxye xuseen cumar marka sedeen ku badali karaa Magacaa oo aan uga dhigankaraa name qeer Kii sa ah  waxn kaflyaa jwb aan kuqanco Insha allaah thanks 
    • 0 replies
    • 11 views
  8. Yaxye xuseen cumar added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Name
    Asc aflixi waxaan leyahay fecbook waxaa igu qoran yaxye xuseen cumar marka sedeen ku badali karaa Magacaa oo aan uga dhigankaraa name qeer Kii sa ah  waxn kaflyaa jwb aan kuqanco Insha allaah thanks 
    • 0 replies
    • 9 views
  9. mohahazan added a post in a topic Waa maxay farqiga u dhaxeeya Computer science iyo Computer engineering?   

    mudane adigo mahadsan, mala siyaadinkaraa computer processor-ka  
  10. Abdifatah jama added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    how to build an app
    fadlan na bara sida loo unko ama loo sameeyo app ama application kaas oo ka tirsama playstoreka fadlan cxasharo nooga soo diyaariya aqoon fidin awgeed mahadsanidiin aflixi 
    • 0 replies
    • 35 views
  11. aways axmad sabriye added a post in a topic Sidee loo balance gareeya chemical equationska?   

    What 
  12. aways axmad sabriye added a post in a topic waa maxay farqiga u dhaxeeya Atomic mass iyo Atomic number?   

    Namaan macalimiinta waxaan rabaa in laga CAA woyo chimestry form one
  13. aways axmad sabriye added a post in a topic what is atomic mass   

    Aad iyo aad umahad santihiin
  14. aways axmad sabriye added a post in a topic waa maxay electrical engineering   

    Jazaakumu laah
  15. aways axmad sabriye added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    macalin:sidee kulyad ahaan uku bartaa duulinimo
    Macalin mark a hore ajar Allahkaa siiyo brnmj kaan iyo kKu was kale ,waxaan kaa codsanayaa in and kulyad ahaan ikuku ahegtid duulinimo ma ingineer maan bartaa dhaqaalaha kawaran walal ii iis sakoo fahfahsan mcln ii soo gudbi mahadsanid
    • 0 replies
    • 30 views
  16. Shaakir 3636 added a post in a topic Sida loo hagaajiyo Flashka aan shaqeyneynin ama shortcut leh   

    Walaal CMD waa maxy
  17. Akhiyaar added Ciwaanka Su'aasha in Economic   

    wa maxay urban management
    wa maxay urban management
    • 0 replies
    • 29 views
  18. abdek ali added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    user acount
    Limit iyo administrate iyo guest
    • 0 replies
    • 26 views
  19. Cabdiwahaab cabdullaahi added a post in a topic Jabniinka kala baxa gacanta   

    Asc aniga oo ah cabdiwahaab wallalkey waxaan kula Talinaa in ow gaaro gobaha cafimadka gaar ahaan kuwa lafaha ku Taqasusay Cabdiwahaab ahaan waxàn qabaa ha la jabiyo Wcs
  20. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Maxay dhib keenaysaa   

    Hadii si wanaagsan aad u sameeyso dhibaato kaama soo gaareeyso, laakin hadii aad isku disho weights (biro) cabirkoodu aad u culusyahay waa macquul in ay dhibaato kaasoo gaarto, kaaso qof si fiican u yaqaan.
    Mahadsanid
  21. Amen Farhan added Ciwaanka Su'aasha in Public Health   

    Maxay dhib keenaysaa
    Qofka GYM ta ciyaara hadhoow wax dhib ah Ma ku keenaysaa mustaqbalka caafimaad kiisa iyo jidhkiisaba
    • 1 reply
    • 53 views
  22. axmed shukri cabdi added a post in a topic HUFIDDA NAFTA   

    waana sidaas dhab ahaantii qaybaha nafta walaalkaa sharraxay, 
    waxaanse kudaraayaa in kdhigidda naftaada noocwalba oo noocyadaasi kamid ah ay adiga
    kugu xishntahay calashaan, shaqsiyyada dareenkaleh ee aadmiga ah, laxwaliba meeshay kugalgalataa lagu gawracaaye.
  23. axmed shukri cabdi added a post in a topic kalsoonida   

    kalsoonidu waa inaad ku kalsoonaato go,aamadaada
    waana in aadan muujinin bal-balac iyo dib ugu rasho kahor go,aan qaadashada iyo kadibbba.
  24. axmed shukri cabdi added a post in a topic رياض الصالحين - باب التحذير من إيذاء الصالحين والضعفة والمساكين   

    mawduucani waxa uu digniin waafi ah kabixinayaa , dhanbaal toosanna ugudbinayaa, cidwalba oo yaraysata ama aan qiimoba uyeelin dadka tabarta daran iyo masaakiinta dhammaan.
  25. axmed shukri cabdi added a post in a topic quraanka suuradee ugu soo hor dagtay   

    quraan waxaa ugu soo hordagtay  IQRA 5ta aayadood ee ugu horeeya